Back to top

REST Somalisch

Qashinka haraaga ah

Qashinka haraaga ah looma isticmaali karo in lagu sameeyo badeecooyin cusub. Waa la gubayaa, oo tamarta  waxaa loo isticmaalayaa in lagu abuuro kul iyo koronto.

Saxarada qashinka haraaga ah waxaa loogu talogalay sida xafaayadaha, waxyaabaha nadaafada dumarka loogu talogalay, warqada qoyan, maacuunta jabay, bahaca faakuyuumka, sigaarka, iwm.

Sunta iyo khashinka dhibaatada leh waa inaan lagu tuurin qashinka saxarada haraaga ah.